Madaxweyne Geelle oo aad uga cawday Baraha Bulshadda.

Madaxweyne si cad uma qeexin waxaa uu kaga cawday baraha bulshadda haseyeeshee waxay u muuqada in ay dawladiise khaati ka taagan tahay weero nuucyo kala duwan leh oo ay dad afkaar kala duwan leh ku hayaan xukumadiise.