Qaabka loo qaybsaday Xisbiga Cusub Ee EPP iyo Saamiga Soomaalidu ku yeelan doonto.

War bixin hor dhac ah oo laga soo saaray saami qaybsiga xisbiga cusub ee EPP ee dalka Itoobiya.

1. Oromo, Golaha dhexe =61
gudiga Fulinta= 15
2. Amxaaro, Golaha dhexe=50
Gudiga Fulinta = 13
3. Dhabuub, Golaha dhexe=22
gudiga Fulinta =5
4. Soomaali, Golaha dhexe=12
gudiga Fulinta = 3
5. Tigrea, Golaha dhexe =11
gudiga Fulinta =3
6. Canfar, Golaha dhexe=9
gudiga Fulinta =2
7. Benshangul Golaha dhexe=5
gudiga fulinta =1
8. Gambella, Golaha dhexe=5
gudiga Fulinta =1
9. Harari, Golaha dhexe= 5
gudiga Fulinta =1

Waxaa iska cad in amxaaro iyo Oromo qaar kamid ahi uheshiiyeen inay Dalka iyo dadkiisaba madaxa u gashaan mar xalad cusub oo madax kaga joogsi ah.