Geelaha Jabuuti oo xukumadiisa cadho iyo canaan kula dul dhacay fashilka roobka ka dib(Sawiro)

 

 

Madaxweynaha jamhuuriyadda Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta shir deg deg ah iskugu yeedhay Xukuumadisa xarunta madaxtooyada iyada oo ay weheliyeen xubno ka tirsan dowlada oo masuul ka ahaa qorshaha ORSEC, Kulankaan ayaa waxaa kaqeybgalay ka qeyb galka Raiisel wasaare Abdoulkader Kamil Mohamed. Wasiirka Arimaha Gudaha Muumin Axmed Sheekh, Wasiirka Isgaadhsiinta ee mas’uulka ka ah Boostada iyo Isgaadhsiinta, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Miisaaniyada, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiirka Arimaha Dibada , Wasiirka Guriyeynta, Xog-haynta, Taliyaha Guud ee Ciidamada Jabuuti, Kornaylka Gendarmerie, Kornaylkii Ilaalada Jamhuuriyadda, Kornaylkii Booliiska iyo Xoghayntii Fulinta ee u xilsaaran maaraynta khataraha iyo musiibooyinka.

Shirkan ayuu madaxweyne oo aad u cadhaysan ku canaantay qabka loo maareeyey roobabkii maalmihii la soo dhaafay ka da,aayey dalka jabuuti kaas oo dalka soo gaadhsiiyey khasaare naf iyo maalba iskugu jiray,haseeyeeshee aad looga dayriyey qaabka ay dawlada ula tacaashay.

Bild könnte enthalten: 1 Person, Bart

Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen und Innenbereich

Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen

Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen und Innenbereich

Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen

Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen und InnenbereichBild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen