DAAWO,Dawladda Jabuuti Oo Ku Dhawaaqday Laba Qof Oo Qaba Caabuqa Coronavirus Iyo Awaamiirta Ay Soo Rogtay.

.

March 23, 2020 – 

JABUUTI , Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa sheegay in laba qof oo muwaadiniin reer jabuutiya laga helay xanuunka Coronavirus.

Siddoo kale madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa ku dhawaaqay awaamiir cusub oo daladda jabuuti kula tacaalaysa

     HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN,